Wasiir si adag u naqdiyay Hadalkii kasoo yeeray Afhayeenka Al Shabaab Cali Dheere

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa si kulul uga hadlay sharciga Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman oo uu dhawaan ansixiyay Golaha Shacabka , wuxuuna sharcigaas ku tilmaamay inuu yahay mid la damacsan yahay in la boobo hantida dadka Soomaaliyeed. Cali Dheere ayaa  sheegay in sharcigan ay wado DF oo Mareykanka gadaal ka … Continue reading Wasiir si adag u naqdiyay Hadalkii kasoo yeeray Afhayeenka Al Shabaab Cali Dheere